Federal Republic of Somalia Ministry of Fisheries and Blue Economy
MFBE AI Assistant
AI Assistant-ga la isku xiraayo...

Soo dhawaada AI Assistant-ka MFBE

Aniga waxaan ahay AI assistant-ka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Badda. Fadlan buuxi macluumaadkaaga si aad ula hadashid.

AI-ga wuu qorayaa...
MFBE - Ministry of Fisheries and Blue Economy

Adeegyadeena

Wasaaraddu waxay bixisaa adeegyo dhammaystiran oo lagu nidaaminayo laguna fududeynayo hawlaha kalluumeysiga, iyadoo la hubinayo u hoggaansanaanta sharciyada caalamiga ah ee badda iyo hababka kalluumeysiga waara.

Adeegyada Kalluumeysiga

Adeegyada Kalluumaysiga Gudaha

Hel shatiyada kalluumaysiga, shahaadooyinka, diiwaangelinta, iyo adeegyada kale ee nidaaminta ee kalluumaysatada, ganacsiyada, iyo hawl-wadeennada kalluumaysiga Soomaaliya.

Booqo

Adeegyada Somturk

Adeegyada Kalluumaysiga Shisheeye

Hel shatiyada kalluumaysiga shisheeye iyo adeegyada la xiriira ee SOMTURK ku bixiso taageerada Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah (MFBE).

Fur Platform

Qiimayaasheena Aasaasiga ah

Qiimayaasha asaasiga ah ee hagaya Wasaaradda Horumarinta Kalluumeysiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Daacadnimo & Xirfad-yaqaannimo

Hal-abuur iyo Curis

Diirad-saaridda Maalgashadayaasha

Daah-furnaan & Run-sheegid

Waddaniyad & Ixtiraamka Aadanaha

Maamul Wanaag